Madaxweyne Trump oo mar kale abuuray cabsi ku saabsan soo-galootiga

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa mar kale khamiistii abuuray cabsi ku saabsan dadka soo-galootiga ah ee aan sharciga lahayn, isaga oo ballan-qaaday amar madaxweyne oo xaddidaya dadka magangalyo doonka ah ee kasoo galaya xuduudda koonfureed ee Mareykanka. Isaga oo taageerayaal kula hadlayey magaalada Columbia ee gobolka Missouri, ayaa Trump waxa uu sheegay inuu wax ka … Continue reading Madaxweyne Trump oo mar kale abuuray cabsi ku saabsan soo-galootiga